• Home
 • About Us
 • Service Offered
 • Training Programmes
 • Board of Directors
 • Contact Us



(PDF file - Size:192 KB)
Tigaad Community Development




Photo Gallery


Tigaad Supports:

Community Development
Egaliterain Society
Full Democracy....
Trade and Gender





(PDF file - Size:192 KB)
Organizational Background


  
 • Human Rights Watch
 • UNHC for Human Rights
 • Amnesty International
 • Women Human Rights
 • Red Cross Committee






Photo Gallery ::

        


        


Tigaad:

Tgaad oo Deeq Raashin ah Gaarsiiyay In kabadan 85 Qoys oo kamid ah Dadka soo barakacay ee ku jira Xeryaha Magaaladda Muqdisho. Deeqdaas oo isugu jirtay Qeybaha Raashinka sida Bur,Bariis,Sokor,Baasto iyo Galeyayaa waxaa loo Qeybiyay ilaa iyo Sideetan iyo Shan Qoys oo ku jira Kaamka Inji 2 ee Degmadda Kaaraan islamarkaana ay ku Jiraan Dad masaakiin ah oo kasoo Barakacay Qeybo kamid ah Goboladda Dalka,kuwaasoo u badan Haween, Caruur iyo Dadwaayeel ah oo ay siweyn uga Muuqatay Duruuf aad u weyn oo Xaga Nolosha ah.

Howlwadeeno ka tirsan Tigaad oo uu horkacayay Cali "Cali Madoobe" oo ka mid ah Mas'uuliyiinta ayaa Gacmahooda ugu Qeybiyay Dadkaasi Tabaaleysan Raashinka loo Qorsheeyay,waxa ayna Dadku siweyn uga mahadceliyeen Deeqda Raashinka ah ee Tigaad uu soo Gaarsiiyay.

Waxa intii lagu guda jiray Bixinta Deeqahaasi lagaarsiiyay Dadka kujira Kaamka Inji two ee Degmada Kaaraan ayaa waxa uu sheegay in Maamulka iyo Howlwadeenada Tigaad ay aad uga Damqadeen Dhibaatada Xaga Nolosha ah ee Heysata Walaalaha Soomaaliyeed ee ku barakacay Gudaha Dalka.

Qeybintii Diiqdaasi kadib ayaa waxaa halkaasi kahadlay Gudoomiyaha Kaamka Inji two Saynab Maxamuud Kulmiye "Saynab Gaab"waxa ayna sheegtay in ay uga Mahadcelineyso Maamulka Tigaad Kaalmadda aysoo Gaarsiiyeen iyo Garashadooda ku aadan in la taakuleeyo Dadka Masaakiinta ah ee Dhibaatadu ku haysato Xeryaha Magaaladda Muqdisho,Iyadoo intaasi ku sii Dartay in Dadka kujira Kaam inji two aanan weligood Moddo Todoba iyo Tonaban Sano ah aan wax Kaalma ah lasiinin Deeqdaana ay waxbadan ka tari Doonto Nolosha Dadka.

Mas'uuliyiinta ayaa intii ay socotay Bixinta Deeqdaasi waxa ay ka Codsadeen Dadka Soomaaliyeed ee Illah waxsiiyay iyo Hay'adaha Samafalka ah in ay Kaalmeeyaan Walaalahooda Soomaaliyeed ee ku Dhibaateysan Xerooyinka G/Banaadir waxa ayna Madaxda Idaacadu Balan qaadeen in ay siiwadayaan intii Karaankooda ah Bixinta iyo Qeybinta Sadaqada lasiinayo Dadka Tabaaleysan.



Copyright © 2008 Tigaad.org  All Rights Reserved